Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo ayaa Caaway Soo Xiray Tartanka Iskuulada Degmada Gaalkacyo

31 Jan

Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo ayaa Caaway Soo Xiray Tartanka Iskuulada Degmada Gaalkacyo

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan iyo ku xigeenkiisa Eng. Maxamed Cabdi Cilmi ayaa Caaway soo xiray tartanka iskuulada degmada gaalkacyo.

Sidoo kale waxaa ku wehlinaayay Gudoomiyaha gobolka Mudug iyo Wasiir ku xigeenka caafimaad Galmudug iyo xidhibaano ka mid ah Galmudug.

Tartankaan oo la qabto sanadkii mar ayaa waxaa ku guuleystay iskuulka Waaberi oo ka mid iskuulada ugu faca weyn degmada gaalkacyo.

Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Duqa Degmada gaalkacyo ayaa ciyaartoyda iyo macalimiinta gudoonsiiyay koobka iyo bilad sharafeedyo.May be an image of 4 people, people standing and indoorMay be an image of 24 people, people standing, people sitting, indoor and text that says 'TAR'May be an image of 2 people and people standingMay be an image of 3 people, people standing and indoorMay be an image of 4 people, people standing and indoorMay be an image of 3 people, people standing and indoorMay be an image of 4 people, people standing and indoorMay be an image of 2 people, people standing and indoorMay be an image of 1 person and standingMay be an image of 3 people