Waxqabadka 100-ka Maalin Ee Dowlada Hoose Dagmada Galkacyo Uu Hogaaminayo Duqa Dagmada Galkacyo Mudane Cabdiraxman Shiikh Xasan

19 Mar

Waxqabadka 100-ka Maalin Ee Dowlada Hoose Dagmada Galkacyo Uu Hogaaminayo Duqa Dagmada Galkacyo Mudane Cabdiraxman Shiikh Xasan

Maamulka Degmada Galkacyo ayaa soo bandhigay Waxqabadkii 100-ka Maalin u Qabsamoonay Dowladda hoose Ee Degmada Galkacyo
Duqa Degmada Galkacyo Cabdiraxmaan Shiiq Xasan Ayaa Ka Warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay mudadii uu xilka hayay