Maamulka Dowlada Hoose Oo Daah Furay Barnaamijka Qaabaynta Magaalada Gaalkacyo

Maamulka Dowlada Hoose Oo Daah Furay Barnaamijka Qaabaynta Magaalada Gaalkacyo

Gudoomiyaha ku Xigeenka Degmada Gaalkacyo Eng: Maxamed Cabdi Cilmi ayaa Xalay Daah furka Barnaamijka Dib U qaabaynta Cusub Ee Magaalada Gaalkacyo.
 Munaasabadaan daahfurka ah oo si Heer sare Loo Soo Agaasimay ayaa Waxaa sido kale ka Soo qeyb galay Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Cadaaladda Galmudug,
Gudomiyaha Gobolka Mudug, Agaasimaha Wasaarada Howlaha Guud, Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug, Xildhibaano ka tirsan Golaha Deeganka, Agaasimayaasha Maamulka Dowladda hoose, Odayasha Dhaqanka, Ururada Haweenka , Dhalinyarada iyo Ganacsatada Waxaana si rasmi ah Loogu daah furay Dib U Qaabaynta Nashqada Dhulalka iyo Guryaha Magaalada Gaalkacyo.
Shirkada Daldhis iyo Maamulka Dowlada hoose ayaa iska Kaashanaya bixinta Sabarloogada dhulalka iyo Guryaha ku yaala Gaalkacyo wuxuuna barnaamijkan Kaalin weyn ka qaadanaya qurxinta Magaalada iyo in la helo wadooyin qaabeysan Oo soo saara Bilicda Gaalkacyo.
Xafiiska Warfaafinta iyo Wacyi Galinta Dowlada hoose Degmada Galkacyo
May be an image of 3 qof, people sitting iyo gudaha
May be an image of 3 qof iyo gudaha
May be an image of 6 qof, drink iyo gudaha
May be an image of 2 qof, people sitting iyo gudaha
May be an image of 4 qof, people sitting, people standing iyo gudaha
May be an image of 2 qof, people sitting iyo gudaha
May be an image of 1 qof iyo gudaha
May be an image of 5 qof, people sitting iyo gudaha
May be an image of 4 qof, people sitting iyo gudaha
May be an image of 5 qof, people standing iyo gudaha
May be an image of 2 qof, people sitting, wrist watch iyo gudaha
May be an image of 3 qof, people sitting iyo gudaha