Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo Ayaa Caaway Kormeeray Wadooyinka Halbawlaha u ah isku socodka Gaadiidka & Dadweynaha Magaalada Galkacyo

30 Jan

Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo Ayaa Caaway Kormeeray Wadooyinka Halbawlaha u ah isku socodka Gaadiidka & Dadweynaha Magaalada Galkacyo

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Ayaa Caaway Kormeeray Wadooyinka Halbawlaha u ah isku socodka Gaadiidka iyo Dadweynaha Magaalada Gaalkacyo isagoo xog waraystay Ganacsatada Ku sugan Hareeeraha Laamiga Sida Hooyooyinka Caanaha iibiya oo uu Maayar-ku ka dhageystay baahiyahooda Gaarka dhiiragalina u sameeyay.

Kormeerka Oo uu Duqa Degmada Ku weheliyay Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Gaalkacyo Cali Xirsi Sahal ayaa daaranaa ka warqabida iyo u kuur gelida xaaladda Ganacsatada ku sugan hareeraha laamiga iyo adkaynta amniga magaalada Gaalkacyo oo iminka Wanaagsan Maayar kuna uu shacabka ka dalbaday in ay garab istaagaan laamaha Ammaanka si looga hortago falalka Amniga Lidiga ku ah.May be an image of 3 people, people standing and outdoorsMay be an image of 3 people and people standingMay be an image of 3 people and people sittingMay be an image of 1 person, standing, bottle and indoorMay be an image of 1 person, standing and indoorMay be an image of 3 people and people standingMay be an image of 4 people, people standing, people sitting and outdoorsMay be an image of 2 people, people sitting and people standing