Kulan Looga arinsanaayay Sidii Loo Dar dar galin lahaa Arimaha Sabarlooyinka ayna bixinayso Maamulka Dowlada hoose Ee Degmada Gaalkacyo.

14 Feb

Kulan Looga arinsanaayay Sidii Loo Dar dar galin lahaa Arimaha Sabarlooyinka ayna bixinayso Maamulka Dowlada hoose Ee Degmada Gaalkacyo.

Ku Simaha Gudomiyaha ahna Gudomiye ku Xigeenka Degmada Gaalkacyo Eng: Maxamed Cabdi Cilmi ayaa Caawo Shir Gudoomiyay Kulan Looga arinsanaayay Sidii Loo Dar dar galin lahaa Arimaha Sabarlooyinka ayna bixinayso Maamulka Dowlada hoose Ee Degmada Gaalkacyo.
Kulankaan ayaa Waxaa ka soo qeyb galay Lataliyaha Sare ee Degmada, Xogayaha Dowlada Hoose , Xildhibaanada Golaha Deeganka, Agaasimaha Waaxda Howlaha Guud iyo Dhul bixinta, Xeer ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 21aad iyo Xubno Qareeno ah ee heer federal & heer Galmudug.
kulanka ayaa intii Uu Socday waxaa Iayska xog wareystay Sidii Loo Xoojin lahaa Dar dar Galinta Arimaha Sabarloogooyinka Dowladaha Hoose iyo Sharciyada Dhulka, Wadooyinka Ee La Doonaayo In lugu hagaajiyo Naqshadeynta Magaalada Gaalkacyo.
Xafiiska Warfaafinta iyo Wacyi Galinta Dowlada hoose Degmada Gaalkacyo.
May be an image of 10 qof, people sitting, people standing iyo gudaha
May be an image of 3 qof, people sitting, people standing iyo gudaha
May be an image of 3 qof, people sitting iyo gudaha
May be an image of 5 qof, people standing iyo gudaha
May be an image of 2 qof iyo people sitting
May be an image of 3 qof, people sitting iyo gudaha
May be an image of 1 qof, sitting iyo gudaha
May be an image of 3 qof, people sitting iyo gudaha
May be an image of 11 qof, people sitting, people standing iyo gudaha
May be an image of 1 qof iyo gudaha
May be an image of 2 qof, people sitting iyo gudaha