Maamulka Dowlada Hoose Oo Hogaanka C.I.Dda Galmudug kala hadlay hubinta iyo Xaqiijinta dadka soo Galaya Degmada Gaalkacyo

Maamulka Dowlada Hoose Oo Hogaanka C.I.Dda Galmudug kala hadlay hubinta iyo Xaqiijinta dadka soo Galaya Degmada Gaalkacyo

Ku Simaha Duqa Degmada ahna Gudoomiye ku Xigeenka Degmada Gaalkacyo Eng: Maxamed Cabdi Cilmi ayaa Maantay la Kulmay Taliska Hogaanka C.I.D Galmudug Qeybta Gobolka Mudug Waxaana Uu ka xog wareystay Howlaha shaqo Ee taliska Hogaanka Ka Hayaan Degmada Gaalkacyo iyo sida ay U socoto Shaqada lugu xaqiijinayo Amniga Gobolka Mudug.
Gudoomiye ku Xigeenka Degmada Gaalkacyo Eng: Maxamed Cabdi Cilmi ayaa sheegay Taliska Hogaanka C.I D da Ay wada shaqeyn dhow kala dhaxeyso islamarkaana ay iska Kaashanayaan Howlaha Lugu Xaqiijinayo amniga Degmada Gaalkacyo waxaana Gudoomiye ku Xigeenku Ku bogaadiyay in la sameyo Xaqiijin dhab ah ee Dadka ka soo galaayo koontaroolada Degmada Gaalkacyo.
Xafiiska Warfaafinta iyo Wacyi Galinta Dowlada hoose Degmada Galkacyo
May be an image of 2 qof, people sitting iyo gudaha
May be an image of 3 qof, people sitting iyo gudaha
May be an image of 1 qof, sitting, standing iyo gudaha
May be an image of 2 qof, people sitting iyo gudaha
May be an image of 1 qof, sitting iyo gudaha